Meydadka dad kasoo jeeda Qowmiyadaha Oromada oo laga helay magaalada Boosaaso

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in maanta qeybo kamid ah magaaladaasi lagu arkay meydadka dad kasoo jeeda Qowmiyada Oromada oo halkaasi lagu dilay. Meydadka labo ruux oo Oromo ah ayaa lagu arkay xaafado katirsan magaalada Boosaaso, waxaana mid kamid ah labadaasi qof ee la dilay la sheegay in qoorta … Continue reading Meydadka dad kasoo jeeda Qowmiyadaha Oromada oo laga helay magaalada Boosaaso